3/30/2017
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Khamiis, Maarso 30, 2017

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 29, 2017

Arbaco, Maarso, 29, 2017 (HOL) – Shir madaxeedkii 28aad ee Jaamacadda Carabta ayaa goor dhaw oo maanta ah ka furmay magaalada Cummaan ee dalka Jordan, waxaana shirka Soomaaliya ku matalaya wafdi uu horkacayo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 28, 2017

Talaado, Maarso, 28, 2017 (HOL) – Kooxda Daacish ayaa markii ugu horeysay sheegatay in ay sarkaal ka tirsan nabad-sugida ku dishay magaalada Muqdisho, kaddib war ay ku shaaciyeen wakaalad wararka u faafisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 27, 2017

Isniin, Maarso, 27, 2017 (HOL) –Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in uu doonayo in maamulka Koonfur Galbeed uu u sameeyo Ra’iisal Wasaare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 26, 2017

Axad, Maarso, 26, 2017 (HOL) – Ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre iyo gollihiisa wasiirada cusub ee uu dhawaantan magacaabay ayaa durbaba wajahaya caqabad iyo culeys siyaasadeed oo uga imanaya xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ka hor inta aan la horgeyn gollaha shacabka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 25, 2017

Sabti, Maarso, 25, 2017 (HOL) – Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa goor dhaw oo maanta ah lagu soo gabagabeeyay shir madaxeedka urur gobolleedka IGAD oo si gaar ah diirada loogu saaray xal u helida arrimaha la xiriira qaxootiga Soomaalida.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 24, 2017

Jimco, Maarso, 24, 2017 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabudallaahi Farmaajo ayaa isaga oo ku sugan magaalada Nairobi waxaa uu khadka isgaarsiinta leyska arko uga qeyb-gallay shirka gollaha amaanka oo looga hadlay xaalada bani'aadannimo ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan


« previous1234567...296297next »