5/26/2020
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, April 19, 2020

Axad, Abril 19, 2020 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa dhowaan soo saartay warbixintii maalinlaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda COVID-19 iyo dalka .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 18, 2020

Sabti, Abril 18, 2020 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fawsiya Abiikar Nuur ayaa waxey sheegtay in maanta oo keliya laga helay Soomaaliya kiisas cusub oo ah xanuunka COVID-19 ah oo gaaraya illaa iyo 19 xaaladood.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, April 17, 2020

Jimco, Abril 17, 2020 (HOL) - Wargeys-yada caanka ah ee kasoo baxa Kenya ee Standard iyo the-Star ayaa saakay qoray War ay ku sheegeen iney Dowladda Kenya heshay xog ku saabsan in hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya mas’uuliyiin ka tirsan iyo ururka Al-shabaab ay leeyihiin xiriir wada –shaqeyn ah , iyagoo dhinaca kalena soo bandhigay Warqad ay ku sheegtay dowladda Kenya ka heshay Ilo sirdoon oo lagu tilmaamay in Al-shabaab lacago loogu diray.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, April 16, 2020

Khamiis, Abril 16, 2020 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre,ayaa caddeeyay in la kordhinayo xarumaha lagu daaweeyo dadka uu soo rito COVID-19, lana badin doono baaritaanka si qof waliba uu u helo fursad uu isugu baaro, dowladduna ku howlantahay soo iibinta qalab caafimaad oo qayb ka qaata xakameynta COVID-19.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Arbaco, April 15, 2020

Arbaco, Abril 15, 2020 (HOL) - Saddex bukaan oo u jiifay cudurka Coronavirus ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo warbixin cusub soo saartay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, April 14, 2020

Talaado, Abril 14, 2020 (HOL)- Fanaankii caanka ahaa, madaalihii hobolada qaranka Soomaaliyeed ee Waaberi, Cumar Cabdulle Shooli ayaa caawo ku geeriyooday magaalada Muqdisho, isagoo muddooyinkii ugu dambeeyay lagu dabiiyay isbitaalka Aadan Cadde.

Warkii oo dhan




Contact: [email protected]