3/26/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 7, 2019

Khamiis, Maarso, 07, 2019 (HOL)- Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la horkeenay Rag loo heysto qaraxyadii dad ka badan ay ku dhinteen ee 22-12-2018 ka dhacay Tiyaatarka Qaranka iyo agagaarka Taalada Daljirka iyo weeraro dhowr ah oo ka dhacay magalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 6, 2019

Arbaco, Maarso, 06, 2019 (HOL)- War qoraal ah oo goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in la xoojiyo xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 5, 2019

Talaado, Maarso, 05, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Abiy Ahmed ayaa gaaray goor dhaw magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaa oo maalinta berri ah wada hadal ku yeelan doonaan dhiggooda Uhuru Kenyatta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 4, 2019

Isniin, Marso, 04, 2019 (HOL) – Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey ayaa sheegay in shaqsi ahaan iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka soo dhaweynayaan go’aanka ay dowladda Soomaaliya uga joojisay dhaqaalihii ay siin jirtay maamulka Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 3, 2019

Axad, Marso, 03, 2019 (HOL)- Dadka deegaanka Xawaadley oo hoostagta degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa dhigay dibadbax rabashado watay oo ay uga soo horjeedeen dilka wiil yar oo 8 sano jir ahaa oo ka tirsanaa dadka deegaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 2, 2019

Sabti, Marso, 02, 2019 (HOL)- Wasiirka Wasaarradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay madaafiic loo adeegsaday qoriga hoobiyaha oo maanta ku soo dhacay qeybo ka mid ah xarunta Wasaarradda.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]