Arbaco, November 23, 2016 (HOL) — Guddiga Hir-gelinta Doorashada ee Heer Federaal, ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay khilaaf ka dhashay kursi ka mid ah kuwa Aqalka Hoose ee Doorashada Hir-shabeelle, kaasoo dhaliiyay gacan ka hadal.
Haddaba, Akhriso Warbixinta Arrintan la xiriirta ee Gudiga doorashadu soo saaray;
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya