2/19/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Talaado, November 20, 2012

Talaado, November 20, 2012 (HOL) — Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhaawacmay rasaas ay milateriga Kenya ku fureen maanta dad shacab ah oo isugu soo ururay bartamaha magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi-bari-Kenya, halkaasoo tan iyo shalay ay ka socdeen rabshado ka dhashay saddex askari oo la dilay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 18, 2012

Axad, November 18, 2012 (HOL) — Lix qof oo rakaab ay ayaa ku dhimatay kadib markii gaari nooca Rakaabka qaado uu ku qarxay nawaaxiga Kaniisad ku taal xaafadda Islii gaar ahaan nawaaxiga waaxda Sec1.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 17, 2012

Sabti, November 17, 2012 (HOL) — Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Jabuuti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay balaayiin doollar si dib loogu dhiso, isagoo sheegay in lacagaha yaryar ee mar walba la sheego in loogu deeqay aysan waxba u tagayn Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 16, 2012

Jimco, November 16, 2012 (HOL) — Waxaa horraantii bishan aynu ku jirno ee Nov, 2012 si rasmi ah usoo gaba gaboobey hawlihii shidaal baarista ahaa ee ay shirkadda Africa Oil ka waddey ceelalka Shabeel-1 iyo Shabeel-2 ee dooxada Dharoor ee gobolka Bari.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 15, 2012

Khamiis, November 15, 2012 (HOL) — Guddoomiyihii gobolka Banaadir iyo duqii Muqdisho, Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa maanta xanuun awgiis ugu geeriyooday Muqdisho xilli la doonayay in arrimo caafimaad dalka dibaddiisa loogu qaado.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]