1/18/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 25, 2012

Khamiis, Oktoobar 25, 2012 (HOL) — Dowladda Uganda ayaa ku hanjabtay inay dib u eegis ku sameynayso howgallada nabad ilaaliyeed ee ay ka waddo dalal ka tirsan qaaradda Afrika, kaddib markii Qaramada Midoobay ay ku eedeysay inay taageerto jabahadad M23 ee ka dagaalanta bariga DR Congo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 24, 2012

Arbaco, Oktoobar 24, 2012 (HOL) — AMISOM ayaa sheegtay 72 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab ay ku qabteen baaritaanno ay ka sameeyeen degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasoo ay ku jirtay haweeney hoggaamiye ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 23, 2012

Talaado, Oktoobar 23, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho kula kulmay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda ee Talyaaniga, Giulio Terzi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 22, 2012

Isniin, Oktoobar 22, 2012 (HOL) -Hay’adda badmaaxayaasha Aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo IMB ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in uu hoos udhac baahsan ku yimid weerarradii ay fulin jireen kooxaha burcad badeedda Soomaalida

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 21, 2012

Axad, October, 21, 2012 (HOL)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) ayaa maanta Xadhiga ka jaray mashaariic kala duwan oo laga hirgaliyey magaaladda Berbera ee gobolka Saaxiil.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 20, 2012

Sabti, Oktoobar 20, 2012 (HOL) — Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay dhowr qodob oo ay ku jirto ammaanka Muqdisho, isagoo sheegay inay sii socon doonaan howlgallada ay waddo AMISOM inta laga gaaraya hadafka laga leeyahay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]