Wararka Maanta
Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Hiiraan
Isniin, January, 29, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in deegaanka Buq aqable ee gobolka Hiiraan ay ka fulisay howlgal ...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka oo lagu wado inuu kulan degdeg ah ka yeesho xiisadaha Soomaaliya iyo Itoobiya
Isniin, January, 29, 2024 (HOL) - Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo arrimaha xaaladd...
Warkii oo dhan »Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyay hadal gef ku ah Soomaaliya
Isniin, January, 29, 2024 (HOL) - Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya, Muqtaar Maxamed Waare, ayaa raaligelin ka bixiyay hadal uu warbaahinta...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo Muqdisho ka daah furay Mashruuc ku baxeyso 40 Milyan oo dollar
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta daah furay mashaariic la xiriirt...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Ilhaan Cumar "Intaa aan anniga Congress-ka joogo Badda Soomaaliya dad kale ma qaadan karaan"
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha Congress-ka dalka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca dowlad...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Talyaaniga uga qeyb galaya shirka ITaly iyo Afrika
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray dalka Talyaaniga, isagoo ka qeyb galaya shir ...
Warkii oo dhan »Burcad-badeedda Soomaalida oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Sri lanka
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Koox looga shakisan yahay inay yihiin Burcadbadeed Soomaali ah ayaa fuulay oo afduubtay markab kalluumeysi oo la...
Warkii oo dhan »Weerar lagu laayay dad isku qoys ahaa oo ka dhacay gobolka Mudug
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay kooxo hubeysan ay ku dileen Galbeedka deegaanka Saaxo d...
Warkii oo dhan »Faahfaahino dheereed ah oo laga helay nin Xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Dadka ku nool degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u hadal haayo dhacdadaan naxdinta badan oo...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay gaari ay la socdeen horjoogayaal Shabaab ah
Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamiga ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hay...
Warkii oo dhan »