Wararka Maanta

Burcad-badeedda Soomaalida oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Sri lanka

Burcad-badeedda Soomaalida oo afduubtay Markab kalluumaysi oo laga leeyahay dalka Sri lanka

JAN 28, 2024

 Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Koox looga shakisan yahay inay yihiin Burcadbadeed Soomaali ah ayaa fuulay oo afduubtay markab kalluumeysi oo la...

Warkii oo dhan »
Weerar lagu laayay dad isku qoys ahaa oo ka dhacay gobolka Mudug

Weerar lagu laayay dad isku qoys ahaa oo ka dhacay gobolka Mudug

JAN 28, 2024

 Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in Xalay kooxo hubeysan ay ku dileen Galbeedka deegaanka Saaxo d...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino dheereed ah oo laga helay nin Xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho

Faahfaahino dheereed ah oo laga helay nin Xaaskiisa ku gubay magaalada Muqdisho

JAN 28, 2024

 Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Dadka ku nool degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa si weyn u hadal haayo dhacdadaan naxdinta badan oo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay gaari ay la socdeen horjoogayaal Shabaab ah

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu burburiyay gaari ay la socdeen horjoogayaal Shabaab ah

JAN 28, 2024

 Axad, January, 28, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa saaxiibada caalamiga ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Cali hay...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo beenisay in la weeraray markab u rarnaa dekeda Berbera

Somaliland oo beenisay in la weeraray markab u rarnaa dekeda Berbera

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa beenisay in markab ay gantaalo ku weerareen falaagada Xuutiyiinta ee dalka Yemen uu u rarna dek...

Warkii oo dhan »
Ciidamada dowladda oo duqeyn ka fuliyay goob Al-shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada Qaraxyada

Ciidamada dowladda oo duqeyn ka fuliyay goob Al-shabaab kasoo abaabuli jireen weerarada Qaraxyada

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fu...

Warkii oo dhan »
Dagaal Beeleed khasaare geystay oo Maanta markale dib uga qarxay deegaanka Iji

Dagaal Beeleed khasaare geystay oo Maanta markale dib uga qarxay deegaanka Iji

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Waxaa maanta markale dagaal culus uu ka qarxay deegaanka Iji oo ku yaala xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan iyo...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay in maxkamadda ICJ ay baarto xasuuqa Israaiil ka geysatay dhulka Falastiiniyiiinta

Dowladda Soomaaliya oo soo dhoweysay in maxkamadda ICJ ay baarto xasuuqa Israaiil ka geysatay dhulka Falastiiniyiiinta

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ku s...

Warkii oo dhan »
Antonio Gutters oo magacaabay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Antonio Gutters oo magacaabay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Xoghayaha Guud ee Qaramada ayaa ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay Zimbabwe, inuu noqdo ku...

Warkii oo dhan »
Duqeymo lala beegsaday xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Galgaduud

Duqeymo lala beegsaday xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Galgaduud

JAN 27, 2024

 Sabti, January, 27, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay iska kaashadeen ciidanka dowladda Fedaraalka iyo saaxiibada Caala...

Warkii oo dhan »