Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda Federaalka oo qabtay Dhuxul la doonayay in Dibadda loo dhoofiyo
Axad, February 18, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa gacanta ku dhigay gaadiid ay ku rarneyd dhuxul aad u tiro badan oo la doonayay in lag...
Warkii oo dhan »
Qarax iyo Dil Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho
Axad, February 18, 2007(HOL): Afar ruux oo saarnaa gaari TOYOTA Carola ah ayaa gebi ahaantood geriyooday kadib markii uu qarxay gaariga ay saarnaayeen...
Warkii oo dhan »
Dowladaha Yemen iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xal u helidda Dalka Soomaaliya
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Madaxweyne ku xigeenka Dalka Yemen Abdu Rabu Mansour Hadi iyo Madaxweynaha Dowladda Itoobiya Girma Woldegiorgis oo...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay sameysay Hay'ad wax u qabaneysa Dadka laga saaray Xarumihii Dowladda
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay sameysay Hay'ad qaabilsan wax u qabashada dadka laga s...
Warkii oo dhan »
Burundi oo 1,700 oo Askari u direysa Soomaaliya
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Dowladda Burundi ayaa shaaca ka qaaday in ay dalka Soomaaliya u direyso ciidamo tiradoodu gaareyso 1,700 oo askari, kuwa...
Warkii oo dhan »
Shirkii Dib-u-heshiisiinta Beelihii ku dagaalamay Gobollada Galgaduud iyo Mudug oo meel wanaagsan maraya
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Shirka magaalada Cadaado uga socda Waxgaradka Beelaha Sacad iyo Saleebaan oo ay ka qeyb-galayaan Ergo ka kor u sii dhaaf...
Warkii oo dhan »
Maanta oo kale sanad ka hor Muqdisho maxaa ka dhacay?
Axad, Febraayo 18, 2007(HOL): Maanta oo kale sanadkii hore (18/02/2006) Magaalada Muqdisho waxay ahayd mid uu ka socday dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kal...
Warkii oo dhan »
Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo warsaxaafadeed ka soo saaray Nairobi
Sabti, February 17, 2007(HOL): Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo dhawaan laga sii dayay xabsi ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kadib markii lagu ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo u amba baxay Dalka Ingiriiska
Sabti, February 17, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in uu madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ka dhoo...
Warkii oo dhan »
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay sida ay isugu xirmi karaan Ururada Bulshada Rayidka ee ku nool Gudaha iyo Dibadda Soomaaliya oo lagu qabtay Dalka Norway
Sabti, Febraayo 17, 2007(HOL): Aqoon is weydaarsigan oo looga hadlayey habka ugu haboon ee ay isugu xirmi karaan Ururada bulshada rayidka ah ee ka sha...
Warkii oo dhan »