Wararka Maanta
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya oo sheegtay in aysan madaafiic waa weyn ku ridin Dadka Rayidka ah
Talaado, February 20, 2007(HOL): Inkastoo shacabka Magaalada Muqdisho aysan xalay ka seexan madaafiic waa weyn oo looga soo riday dhinaca fariisimada ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo la kulmay Ra'iisal Wasaaraha Ingiriiska
Talaado, February 20, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa magaalada London ee dalka Britain wuxuu kulan ...
Warkii oo dhan »
Duqa Magaalada Muqdisho oo wax laga xumaado ku tilmaamay duqeyntii xalay Muqdisho ka dhacday
Talaado, February 20, 2007(HOL): Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Xasan Cali (Cadde) oo ka hadlay duqeyntii xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa w...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo xalay aan ka seexan daryanka Madaafiic waa weyn oo lagu duqeynayay Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho
Talaado, February 20, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa xalay madaafiic xooggan waxay...
Warkii oo dhan »
Madaafiic xooggan oo caawa la isku weydaarsaday Magaalada Muqdisho
Isniin, February 19, 2007(HOL): Kooxihii Muqaawamada ahaa ee ka soo horjeeday ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinay...
Warkii oo dhan »
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo sheegtay in ay maalmaha soo socda wax ka qabaneyso Ammaanka Magaalada Muqdisho
Isniin, February 19, 2007(HOL): Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay maalmaha soo socda wax weyn ka qaban d...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo soo jeediyay in Xildhibaano si sharci darrada ah uga maqan Fadhiyada Baarlamaanka la bedelo
Isniin, February 19, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Shiikh Aadan Madoobe) oo maanta shir guddoominayay kul...
Warkii oo dhan »
Waaxda Nabad-sugidda Qaranka oo shuruudo ay ku shaqeynayaan soo hordhigtay Seddex Idaacadood oo Muqdisho ka howl-gala
Isniin, February 19, 2007(HOL): Waaxda Nabad-sugidda Qaranka Soomaaliyeed ayaa shuruudo ay ku shaqeynayaan waxay soo hordhigtay ilaa seddex Idaacadood...
Warkii oo dhan »
Aqoon isweydaarsi ku wajahan Soomaalida Qurbaha ku nool oo lagu qabtay Magaaladda Stockholm ee Dalka Sweden
Isniin, February 19, 2007(HOL): Waxaa maalintii Sabdiga ahayd lagu qabtay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, aqoon isweydaarsi ay soo qa...
Warkii oo dhan »
8 Ruux oo siyaabo kala duwan ugu geeriyootay Magaalada Muqdisho 28-kii saac ee aynu ka soo gudubnay
Isniin, February 19, 2007(HOL): Seddex qofood ayaa xalay lagu dhaawacy agagaarka xaruntii Xisbiga ee ku dhow Garoonka Kubadda Cagta Muqdisho Stadium k...
Warkii oo dhan »