Wararka Maanta
Dowladda Federaalka oo markii ugu horreysay ka hadashay dilka Caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi ee duqeyntii Maraykanka ka dhacday Badhan
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay dilka...
Warkii oo dhan »Jeneraal Odowaa oo daaha ka qaaday Khasaare culus oo ciidamada dowladda kasoo gaaray dagaalka Al-Shabaab
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS), Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage, ayaa si lama filaan ah u qirtay in...
Warkii oo dhan »Tartanka Kubadda Cagta degmooyinka gobolka Banaadir oo maanta lagu soo gabagabeyn doono Muqdisho
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Waxaa galabta lagu ciyaari doona garoonka ciyaaraha Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho ciyaarta xiisaha badan e...
Warkii oo dhan »Midowga Yurub oo markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib isku day weerar ka dhan ah Markab shidaal waday
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Ciidanka Midowga Yurub ee la dagaallanka budhcad-badeedda ayaa markab dagaal u diray xeebaha Soomaaliya kaddib marki...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-shabaab
Khamiis, November 6, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Ukraine oo waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee dalkaas
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Madaxweynaha waddanka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, ayaa si rasmi ah u aqbalay waraaqaha aqoonsiga ee Safiirka cusub ...
Warkii oo dhan »Jacob Frey oo markiisii saddexaad ku guuleystay Duqa Minneapolis
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Jacob Frey ayaa si rasmi ah mar kale loo doortay duqa magaalada Minneapolis, isaga oo ka adkaaday senatarka gob...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo xaqiijisay iney jiraan diyaarado ka duula Boosaaso oo taga dalka Suudaan
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa markii ugu horeysay ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkan la dilay in ka badan 800 dagaalame oo Al-Shabaab iyo Daacish ah
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa shaaca ka qaaday in sannadkii ugu dambeeyay dagaal...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka Soomaaliya oo si adag u cambaareysay kiis kufsi ah oo ka dhacay Xingalool
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay fal kufsi ah oo dhowaan ka dhacay degmada Xingalool ...
Warkii oo dhan »