Isniin, Agoosto, 23, 2021 (HOL)- Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed ayaa culimada Somaaliyeed ee ku sugan mu'tamarka ama shirwaynaha culimada Soomaalida, oo Hargaysa ka socda ka codsaday in ay u duceeyaan Soomaaliya.
newsinside"Walaalaheena Soomaaliya waynu u ducaynaynaa, in Alle is afgaransiiyo oo dhibka ka dul qaado, dhibaato la dooni mayno, culimo u duceeya ayaan idin leeyahay"ayuu yidhi wasiir Kaahin oo culimada mu'tamarka ku sugan hadal u jeedinayay.
Waxa magaalada Hargaysa maalintii 4aad ka soconaya mu'tamarka ama shirwaynaha culimada Soomaaliyeed oo ay kasoo qayb galeen qaar kamid culimada ugu magaca dheer uguna cilmiga badan bulshada Somaalida dhexdeeda, oo ka kala yimid dal iyo dibad.
Abdilahi Abdirahman Mohamed, Hiiraan Online
[email protected]