Sabti, Maarso, 21, 2020 ((HOL) - Magaalada Jigjiga ee maamulka Somalida Itoobiya waxaa lagu arkayey gaadiid dagaal oo tiro badan oo ku wajahan dalka Soomaaliya.
newsinsideGaadiidkan waxaa dusha kaga qoran AU (African Union) laakiin taarikada numberkoodu waxay ahayd Itoobiyaan.
Dawladda Soomaaliya iyo ta Ethiopia midna kama hadal ujeedka gaadiidkan dagaal ee la sheegay in ay u socdaan dhanka Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya.
Warkaan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa xilli uu R/W Xasan Cali Khayre uu kulan la qaatay R/W dalka Itoobiya Abiya Axmed magaalada Addis Ababa.
Ciidankaan watta gaadiidkan dagaal ayaa ilaa iyo hadda cadeyn deegaan ay ku socdaan.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]