
newsinsideWarsaxaafadeed kasoo baxay xibsiga Wadajir ayaa lagu sheegay in xukuumad barlamaanku uu riday aysan lahayn awood dastuuri ah oo ay wax ku meel marin karaan, tallaabadana ay tahay mid si ula kac ah loo sameeyay.
Shir aay yeesheen golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa lagu meel mariyay xubnaha golaha adeegga garsoorka dalka.
Halkaan
hoose ka akhriso bayaan kasoo baxay xisbiga Wadajir.
