4/19/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 17, 2019

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HOL)- Qoraal goor dhaw ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga jawaabay go’aankii ay dowladda Kenya kaga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka baxo, iyo tallaabadii ay ku sheegtay in Somalia ay iib geysay qeyb ka mid Badda Kenya si shidaal looga baaro.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 16, 2019

Sabti, Feberaayo, 16, 2019 (HOL)- Dowladda Kenya ayaa amar ku siisay inuu dalkeeda ka baxo safiirka Soomaaliya ka jooga Amb. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), sida laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee dalkaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 15, 2019

Jimco, Feberaayo, 15, 2019 (HOL)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho galinkii danbe ee maanta ka dhacday xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshiid, kaddib markii askari ka tirsan ciidamada dowladda uu rasaas ku dilay qof dumar ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 14, 2019

Khamiis, Feberaayo,14, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 13, 2019

Arbaco, Feberaayo, 13, 2019 (HOL)- Waxaa magaalada Jigjiga ka socda diyaargarow balaadhan oo loogu diyaargaroobayo xuska toddobaaka magaalooyinka oo markan lagu qabanayo magaalada Jigjiga ee caasimadda dowladda deegaanka Soomaalida.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 12, 2019

Talaado, Feberaayo, 12, 2019 (HOL)-Soomaaliya waxaa ay ka mid tahay dalal ugu badan ee haweenka lagu fuliyo gudniinka Fircooniga, taasoo sababta halis soo food saarta haweenka gudniinka lagu sameeyo oo qaarkood u geeriyooday

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]