4/16/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Febraayo 21, 2024

Arbaco, February, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, heshiiska iskaashiga dhanka difaaca ee ay la saxiixdeen Turkiga, in uusan ahayn mid lagula diririyo Ethiopia oo ay Soomaaliya ay kala dhaxayso xiisad ka dhalatay heshiiska badda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Febraayo 20, 2024

Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa Uganda Vincent B. Ssempijja oo booqasho shaqo ku tagay Muqdisho, ayaa kala saxiixday dhammaystirka heshiis is afgarad (MOU) oo dhanka difaaca ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 19, 2024

Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista rayidka ee Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabooyin adag oo lagu dammaanad qaadayo sii socoshada bedqabka iyo amniga hawada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 18, 2024

Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in dhawaan heshiis rasmi ah loo badali isfahamkii ay Itoobiya la gashay isla markaana loo xilsaaray guddi aqoonyahano ah oo dhamaystirkiisa ka shaqaynaysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 17, 2024

Sabti, February, 17, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay xadgudub diblumaasiyadeed oo ay dowladda Itoobiya kula kacday wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ee Addis Ababa uga qeyb galaya shirka Midowga Afrika.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 16, 2024

Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in markii ugu horraysay sannadkan 2024 Soomaaliya lagasoo saaridoono shidaalkii ugu horreeyay ee dalka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]