Wararka Maanta
Kuwait, Jordan, Ciraaq iyo Yemen oo si adag uga soo horjeestay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Dowladaha Kuwait, Jordan, Ciraaq iyo Yemen ayaa si wadajir ah uga soo horjeestay go’aanka Israa’ii...
Warkii oo dhan »IGAD oo Taageertay Midnimada Soomaaliya, kana Soo horjeedsatay aqoonsiga Somaliland
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Xoghaynta Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in ururku uu kasoo horjeedo aqoonsiga Somaliland ee ay ku dhawaaqd...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maanta ku dhawaaqaya Natiijada rasmiga ah ee goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Afhayeenka Guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Cabdifataax Faysal Xuseen ayaa shaaca...
Warkii oo dhan »Dowladda Falastiin oo si adag uga hortimid aqoonsiga Israaiil ee Somaliland
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Dowladda Falastiin ayaa xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee midnimada, madax-bannaanida, iyo xorriyadda siyaasadeed ...
Warkii oo dhan »Sheekh Maxamed Cali Kaariye oo xabsiga la dhigay kadib markii uu ka hor yimid aqoonsiga Somaliland
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxamed Cali Kaariye, oo kamid ah culimada Somaliland, kad...
Warkii oo dhan »Trump oo diiday aqoonsiga Somaliland kadib tallaabadii ay qaaday Israa’iil
Sabti, December 27, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa shaaciyay inuu diiday in Mareykanku aqoonsado Somaliland inay taha...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Midowga Afrika oo kasoo horjeedsaday aqoonsiga Somaliland
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Midowga Afrika (AU), Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si cad u diiday wax kasta oo ku saabsan aqoonsiga Soma...
Warkii oo dhan »Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo ka hor timid aqoonsiga Somaliland, taageertayna midnimada Soomaaliya
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa taageero buuxda u muujisay madax-bannaanida, ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo si adag uga hortimid sheegashada Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday tallaabo ay Israa’iil ku sheegtay inay ku aqoonsan...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in dowlado kale dhawaan aqoonsan doonaan Somaliland
Jimco, December 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dowlado kale ay ku soo jira...
Warkii oo dhan »