Wararka Maanta
Nin doonayay inuu gubo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa oo lagu qabtay degmada Afgooye
Isniin, February, 5, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saakay ciidamada amaanka deg...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 20 ruux oo ku geeriyootay deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, February, 5, 2024 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadahii lasoo d...
Warkii oo dhan »Xuska Sannad Guurada Millateriga Somaliland oo sannadkan baaqday
Isniin, February, 5, 2024 (HOL) - Waxa gabi ahaaba baaqatay munaasibada Sannad Guurada Ciidamada Millateriga Somaliland, oo ku beegnayd 2 bishan...
Warkii oo dhan »Xisbiga Waddani oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay masuqmaasuq iyo boob hantiyeed
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay in ay gaysatay hanti boob ...
Warkii oo dhan »Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo ka digay in saxafiyiinta la cabudhiyo
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa cambaareeyay xadhiga qaar kamid ah wariyayaal dhawaan la xidhay.ne...
Warkii oo dhan »Golaha Shacabka oo berito kulan xasaasi ah ku yeelanaya xaruntooda Villa Hargeysa
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in berito oo Isniin ah kulan...
Warkii oo dhan »Amb. Oumer Hussein: Ethiopia way u qalantaa inay deked hesho maaadaama dadkeedu si xowli ah u kordhayaan
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Safiirka Ethiopia u fadhiya dalka Imaaraatka Carabta, Oumer Hussein, ayaa sheegay in Itoobiya ay u qalanto inay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: Dr. Hage G. Geingob waxa uu ahaa hoggaamiye caan ah oo naftiisa u huray u adeegida dadkiisa
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Xasan Sheikh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray Dowladda Namibia iyo Shacabka Namibia geeridii...
Warkii oo dhan »Duqa magaalada Muqdisho oo kafaala qaaday nolosha caruurta hooyadood lagu gubay Muqdisho
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ah duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa booqasho k...
Warkii oo dhan »Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo u rogay khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya mid heer gobol ah
Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u soo jeediyay Itoobiya iyo Soomaaliya inay khilaafkooda xal ka gaaraa...
Warkii oo dhan »