Wararka Maanta

Muqdisho: Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay darteed

Muqdisho: Macalin Iskuul oo Maanta loo dilay arday uu canaantay darteed

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta halkaasi lagu dilay Macalin...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe oo dhaliilay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland

Faysal Cali Waraabe oo dhaliilay Golayaasha Baarlamaanka Somaliland

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shaki ka muujiyay nidaamka a...

Warkii oo dhan »
Labada aqal ee baarlamaanka oo ka doodaya wax ka beddelka qodobada dastuurka

Labada aqal ee baarlamaanka oo ka doodaya wax ka beddelka qodobada dastuurka

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Baarlamaanka federaalka Soomaaliya labadiisa aqal ayaa ka doodaya wax ka bedelka afar cutub oo kamid ah qodob...

Warkii oo dhan »
Abiyi Axmed oo maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey

Abiyi Axmed oo maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee magaalada Godey

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gaaray magaalada Godey si uu xariga uga jaro Garoonka Diya...

Warkii oo dhan »
Xulka Qaranka Ivory Coast oo ku guuleystay koobkii Qaramada Afrika

Xulka Qaranka Ivory Coast oo ku guuleystay koobkii Qaramada Afrika

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Xulka kubadda cagta dalka Ivory Coast ayaa Xalay ku guuleystay koobka kubadda Cagta Qaramada Afrika oo ay mar...

Warkii oo dhan »
Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Jubbada Hoose

Duqeyn lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo ka dhacday Jubbada Hoose

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa saaxiibada Caalamiga ah ayaa duqeymo culus ka ful...

Warkii oo dhan »
Puntland oo magaalada Boosaaso ka fulisay howlgal lagu xirxirayo dadka Itoobiyaanka ah

Puntland oo magaalada Boosaaso ka fulisay howlgal lagu xirxirayo dadka Itoobiyaanka ah

FEB 12, 2024

 Isniin, February, 12, 2024 (HOL) - Puntland ayaa xalay magaalada Boosaaso ka fulisay howlgal ka dhan ah dadka kasoo jeeda Itoobiya ee u badan qo...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo sharci jabin ku tilmaantay diidmada dowlada Soomaaliya ee isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

Somaliland oo sharci jabin ku tilmaantay diidmada dowlada Soomaaliya ee isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

FEB 11, 2024

 Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in diidmada dowlada Soomaaliya ee heshiiska isfaham ee Somaliland iyo Itoobiya ay taha...

Warkii oo dhan »
Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo qarka u saaran iney xiraan goobahooda ganacsiga

Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo qarka u saaran iney xiraan goobahooda ganacsiga

FEB 11, 2024

 Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah ganacsatada Suuqa Bakaraaha ee magaalada Muqdisho oo maanta shir jaraa'id warbaahinta u qabtay a...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo si adag u Cambaareyay weerarkii ka dhacay Xerada Jenaraal Gordan ee Muqdisho

Mareykanka oo si adag u Cambaareyay weerarkii ka dhacay Xerada Jenaraal Gordan ee Muqdisho

FEB 11, 2024

 Axad, February, 11, 2024 (HOL) - Safaaradda dowladda Mareykanka ay ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay weerarkii Xalay ka dhacay xer...

Warkii oo dhan »