Wararka Maanta
Nin waday boorso ay ku jiraan waxyaabaha qarxa oo lagu qabtay Mogadishu
Sabti, February, 17, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xalay gacanta ku dhigay nin watay ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo isu diyaarinaysa ciidamo cusub oo ajaanib ah oo lagu beddelayo kuwa ATMIS
Sabti, February, 17, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay ku soo daabusho ciidamo shisheeye oo badalaya kuwa A...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta u safray dalka Itoobiya
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, si ...
Warkii oo dhan »Kenya Airways oo dib u billowday duullimaadyadii aan joogsiga lahayn ee Muqdisho
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Shirkadda Duulimaadyada Kenya Airways ayaa dib u soo celisay duulimaadyadii aan joogsiga lahayn ee Muqdisho, t...
Warkii oo dhan »Puntland oo gacanta kusoo dhigtay dabley nin ganacsade ah Gaalkacyo ku dilay
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay dabley ku eedeysayn inay shalay Gaalkacyo ku dileen nin ga...
Warkii oo dhan »Wasiirka Batroolka oo sheegay in sanadkan Soomaaliya lagasoo saarayo shidaalkii ugu horreeyay
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Macdanta iyo Batroolka ee dowladda federaalka Soomaaliya, xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa s...
Warkii oo dhan »Cabdiraxmaan Cabdirashuukar: Safarka madaxweynuhu ku tagayo Itoobiya ma ahan mid laga fiirsaday
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ahna xildhibaan katirsan golaha shacabka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ...
Warkii oo dhan »Midowga Afrika oo ayiday musharaxnimada Soomaaliya ee kursiga Golaha Ammaanka
Jimco, February, 16, 2024 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in golaha fulinta ee Midowga Afrika ay ku a...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo shan saldhig ciidan ka hirgelineysa gudaha Soomaaliya
Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta heshiis muhiim...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Maanta ka shiray arrimo badan oo muhiim ah
Khamiis, February, 15, 2024 (HOL) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa...
Warkii oo dhan »