Wararka Maanta

PSF oo gacanta ku dhigtay labo ajaanib ah oo ka badbaaday duqayntii Maraykanka ee gobolka Bari

PSF oo gacanta ku dhigtay labo ajaanib ah oo ka badbaaday duqayntii Maraykanka ee gobolka Bari

JUN 08, 2024

 Sabti, Juun, 8, 2024 (HOL) - Ciidanka nabad sugidda Puntland ee lagu magacaabo PSF, ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen labo xubnood oo katir...

Warkii oo dhan »
Muumin Cabdi Shire : Dowladda federaalka waxay dhaqaale ku bixisay in ammaanka Puntland la qalqal galiyo

Muumin Cabdi Shire : Dowladda federaalka waxay dhaqaale ku bixisay in ammaanka Puntland la qalqal galiyo

JUN 07, 2024

 Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Taliyaha ciidanka Booliiska maamulka Puntland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire, ayaa ku eedeeyay dowladda Federa...

Warkii oo dhan »
Shaqaale katirsan Qaramada Midoobay oo ku dhaawacmay shil dooni oo ka dhacay Raaskambooni

Shaqaale katirsan Qaramada Midoobay oo ku dhaawacmay shil dooni oo ka dhacay Raaskambooni

JUN 07, 2024

 Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Shaqaale samafal ah oo kala katirsan hay’adaha Qaramada Midoobay ee WFP iyo FAO ayaa ku dhaawacmay shil ay ku lug...

Warkii oo dhan »
Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo SSC- Khaatumo oo ka taagan gobolka Sool

Xiisad u dhaxeysa Puntland iyo SSC- Khaatumo oo ka taagan gobolka Sool

JUN 07, 2024

 Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Wararka nagasoo gaaraya tuulada Buurawadal oo ku dhawaad 30km dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Garowe, balse k...

Warkii oo dhan »
Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ugu hambalyeysay kursiga golaha amniga

Qaramada Midoobay oo Soomaaliya ugu hambalyeysay kursiga golaha amniga

JUN 07, 2024

Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay xubinimada Soomaaliya ee golaha ammaanka ee Qa...

Warkii oo dhan »
Shirkadda duulimaadyada ee Fly Dubai oo joojisay duulimaadyadeedii Muqdisho

Shirkadda duulimaadyada ee Fly Dubai oo joojisay duulimaadyadeedii Muqdisho

JUN 07, 2024

 Jimco, Juun, 7, 2024 (HOL) - Shirkadda Diyaaradaha ee FLY Dubai ayaa joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay magaalada Muqdisho sida lagu shee...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay kamid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

Madaxweynaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay kamid noqoshada Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyey in Soomaaliya l...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Somaliland

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Somaliland

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Somaliland iyo koomiishanka doorashooyinka uga diga...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo 50 sano kadib ku guulaysatay inay kamid noqoto Golaha Ammaanka

Soomaaliya oo 50 sano kadib ku guulaysatay inay kamid noqoto Golaha Ammaanka

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa loo doortay in ay ka mid noqoto Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay muddo labo sano oo ka bilaab...

Warkii oo dhan »
Dhuusamareeb oo lagu toogtay rag horay u dilay Dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan Walaalo ahaa

Dhuusamareeb oo lagu toogtay rag horay u dilay Dhaqtar iyo Macalin Dugsi Quraan Walaalo ahaa

JUN 06, 2024

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (HOL) - Maxkamada gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay sadax nin oo lagu helay i...

Warkii oo dhan »