Wararka Maanta
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay inay u baahan tahay $40 milyan oo dollar si ay lacag cusub usoo saarto
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa caqabado dhaqaale oo ku aaddan qorshaheeda ay ku doonayso in a...
Warkii oo dhan »Haweeney $1.2 Milyan u Ururisay Al-Shabaab oo Lagu Xukumay 15 Sano oo Xabsi ah
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ku riday dembiile Nadiifo Xasan Cabdiqaadir Cabdulle, oo hore Xafiiska Xeer...
Warkii oo dhan »Ganacsade aano qabiil loogu dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Koox dabley ah ayaa saakay magaalada Gaalkacyo ku dishay Ganacsade lagu magacaabo Siyaad Cali Xirsi oo kamid...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse: Baarlamaan ku yimid hab qabiil ma dooran doono madaxda qaranka
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in aan dib loogu qaban doonin doorashooyin ...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari oo si adag uga hadlay duqeyntii dhawaan lagu dilay Caaqil Cumar Cabdullaahi Ibraahim
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Maamul goboleedka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay dilkii Caaqil Cumar Cabdullaahi Ibr...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ku baaqay in la qaado tallaabo mideysan oo Dowlad loogu aqoonsanayo Falastiin
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeybgalay Shirka Degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka...
Warkii oo dhan »Safaarada Soomaaliya ee Ankara oo sheegtay in ardey Soomaaliyeed ay u gaareen Baku Deeq Waxbarasho ay kaheleen Azerbaijan
Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Safaarada Soomaaliya ee Ankara ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay soo dhoweynta ardayda Soomaaliyeed ee ga...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse: Anigu madaxweynihii i magacaabay ee fursadda isiiyay islama sharaxidoono
Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in uusan isku soo taagi doonin xilka madaxweynaha ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Ansixisay Istaraatiijiyadda Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED)
Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shir sare oo lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda Qara...
Warkii oo dhan »Madaxweynihii Hore Sheikh Shariif oo ku Eedeeyay Dowladda Inay Ka Gaabisay Dib-u-dhiska Ciidanka Kadib Guuldarradii Cowsweyne
Isniin, September 15, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u dhaliilay hab-dhaqanka dowladda ee ku aadda...
Warkii oo dhan »