Wararka Maanta
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo nin Darawal ahaa ku dilay Muqdisho
Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ku dilay degmada Kaaraan ee magaa...
Warkii oo dhan »Puntland: “Haddii aan la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, dalku wuxuu ku noqon doonaa fowdadii 1991”
Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka digtay in haddii aan la ilaalin oo la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, uu dalka uu dib ugu...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Galgaduud
Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada...
Warkii oo dhan »Fahad Yaasiin oo Dhaliil Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka ee taageertay in cuniqabateenta lagu sii haayo Dowladda Iran
Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si adag u dhaliilay go�...
Warkii oo dhan »Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska oo aqoonsaday Dowladda Falastiin
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dalalka Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Falastiin, xilli Israa�...
Warkii oo dhan »Dekedda Muqdisho oo Xiran Maalintii Labaad Kadib Markii Ganacsatadu Diideen bixinta Lacago ay kusheegenSharci-darro
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa xiran maalintii labaad oo xiriir ah, kadib markii ganacsatada ka shaqeeya de...
Warkii oo dhan »Kenya oo ka digtay khatarta ka dhalan karta in caalamku kasii jeesto arrimaha Soomaaliya
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Xoghayaha Koowaad ee Golaha Wasiirrada ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbo-joogta Musalia Mudavadi ayaa ka diga...
Warkii oo dhan »Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta boolisk...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qeybgalaya Kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Magaalada New York ayaa martigelinaysa kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo si rasmi ah u fu...
Warkii oo dhan »Dowladda Masar oo Xoojisay Taageerada ay u hayso Soomaaliya iyo Xiriirka Taariikhiga ah ee Labada Dal
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dowladda Masar ayaa markale xaqiijisay taageerada buuxda ee ay u hayso shacabka Soomaaliyeed, iyada oo muujisay...
Warkii oo dhan »