Wararka Maanta
Booliiska Somaliland oo ka hor yimid shir la qorsheeyay in berri lagu qabto Hargeysa
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa si adag uga hor yimid shir ay qaar kamid ah odayaasha beelaha dega galbeedka Hargey...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku ...
Warkii oo dhan »Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor imaad kooban ayaa goordhoweyd ka dhacay afaafka hore ee saldhiga ...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay heerka uu marayo Kaluumaysiga sharci darada ah ee Xeebaha Soomaaliya
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Buluuga ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa shaaca ka qaada...
Warkii oo dhan »Madaxweynha Soomaaliya oo caddeeyay goobaha la dajindoono ciidamada Masar
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ciidamada Masar lagu deji...
Warkii oo dhan »Dagaal Khasaare geeystay oo Ciidamada Dowladda, kuwa Koonfur Galbeed iyo Al shabaab ku dhexmaray Gobolka Bay
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Waxaa saaka waaberigii dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaas oo u dhax...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo ku adkeystay qabashada doorasho waqtigeeda ku dhacda
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku adkeystay inuusan qorsheynayn mud...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 42-aad ee Golaha Guud ee ICAO
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qeyb g...
Warkii oo dhan »Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaa...
Warkii oo dhan »Odayaal Dhaqameedyo kasoo jeeda Ceelwaaq oo ka shekeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen Al Shabaab
Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Shan odeyaaal dhaqameed ee ka tirsanaa madax-dhaqameedka deegaanka Ceelwaaq, kuwaas oo u afduubnaa kooxda Al-...
Warkii oo dhan »