Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo xabsiyo ku yaala dalka Congo kasoo deeysay Muwaadiniin Soomaaliyeed
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Soomaaliya ee dalalka Tanzania iyo Congo Danjire Ilyaas Cali Xasan ayaa ku guuleystay inuu...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in La Dardar-Geliyo Maqaamka Muqdisho iyo Dhismaha Golaha Adeega Garsoorka
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa jeediyay baaq...
Warkii oo dhan »Ciidanka Booliiska oo Gacanta Kusoo Dhigay Dhalinyaro Falal Khatar ah Ka Waday Garoonka Ciyaaraha Muqdisho
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee saldhigga degmada Warta-Nabadda ayaa howlgal amni kusoo qabtay toddobo dhalinya...
Warkii oo dhan »Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo Bilaawday Sahanka Dhaqaalaha Ganacsiga ee 2025
Talaado, September 30, 2025 (HOL) - Hay’adda Istaatistikada Qaranka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday bilaabidda sahanka sannadlaha ah ee dhaqaala...
Warkii oo dhan »UK oo $30 Milyan ku tageertay horumarinta Isbeddelka Amniga Soomaaliya
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - UK ayaa ku dhawaaqday in ay bixineyso in ka badan $30 milyan oo taageero dhaqaale ah si loogu fududeeyo isbed...
Warkii oo dhan »Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Ku Yeeshay Qaahira, kuna Heshiiyey Xoojinta Iskaashiga Milatari
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah kula yeeshay magaa...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: “Wadahadal iyo is-afgarad ayaan dooranay si aan u xallino khilaafka siyaasadeed ee Puntland iyo Jubbaland”
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbadii uu maanta ka hor jeediyay Baarlamaanka F...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh: “Shidaalka Soomaaliya Wuxuu Noqon Doonaa Iftiin Dhaqaale”
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyey Baarlamaanka ku sheegay in dowlad...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Midowga Afrika: Soomaaliya way jlicsan tahay kaligeed ma qaadi karto culayska Alshabaab
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - Magaalada New York ayaa lagu sheegay in weli aan xal laga gaarin maalgelinta howlgalka Midowga Afrika ee Soom...
Warkii oo dhan »Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo howlgal qorsheysanaa ka fuliyay deegaanka Waab weyn
Isniin, September 29, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan ka fuliyee...
Warkii oo dhan »