Wararka Maanta
Golaha Wasiirrada oo ka shiraya hadalka ka soo yeeray Wakiilka Jaamacadda Carabta u qaabilsan arrimaha Soomaaliya
Axad, October 01, 2006(HOL): Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Baydhabo, iyadoo looga wada ...
Warkii oo dhan »
Baydhabo oo ku socota in ay noqoto Jaziirad yar oo ay ku hareereysan yihiin Maxkamadaha Islaamiga
Dowladda Federaalka oo laga yaabo in ay isu bedesho mid dibad-joog ah Axad, October 01, 2006(HOL): Waxaa dhawaanahan aad u sii xoogeysanayay sa...
Warkii oo dhan »
Xubno uu horkacayo Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka ee Gobolka Hiiraanka oo u amba baxay Magaalada Muqdisho
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Waxaa markii ugu horeysay tan iyo markii dhidibada loo taagay Maxkamada islaamiga Gobolka Hiiraan u amba-baxay dhinac...
Warkii oo dhan »
Barre Hiiraale oo Kismaayo kadib xalay gaaray Degmada Baardheere
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxadda Jubba Col. Barre Aa...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo loogu deeqay Gaadiid la sheegay in aaney rasaastu karin
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay maanta Garoonka Diyaaradaha Baydhabo a...
Warkii oo dhan »
Xildhibaan Seeraar oo sheegay in uu hubkiisii ku wareejiyay Maxkamadaha Islaamka, isla markaana Dowladda Federaalka ku tilmaamay mid aanu ka sii mid noqon karin
Arbaco, September 27, 2006(HOL): Xildhibaan Yuusuf Mire Maxamuud Seeraar oo isagoo ku sugan Magaalada Kismaayo u waramayay Idaacadda BBC-da Laanteeda ...
Warkii oo dhan »
Ka faa'iideyso Fadliga Bisha Barakeysan ee Ramadaan
Talaado, September 26, 2006(HOL): Illaahey wuxuu na leeyahay Dadka alle iyo Rasuul rumeeyeenow Soon ayaa la idinku waajibiyay sidii loogu waajibiyay k...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Minneapolis oo qabtay shir lagu cambaareynayay qaraxii dhawaan lala beegsaday Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed
Talaado, September 26, 2006(HOL): Waxaa ka dhacay habeenkii ee Jimcaha ahaa Magaalada Minneapolis Xarunta Brian Coyle shir ay ka soo qeyb galeen Jaali...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeedo Maxkamadaha Islaamka oo ka dhacay Magaalada Kismaayo
Talaado, September 26, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubadda Hoose oo ay qabsadeen maxkamadaha Islaamka ayaa shala...
Warkii oo dhan »
RA'IISAL WASAARE GEEDI: “Maxkamadaha Islaamka waxay u dhaqaaqeen in ay baabi'iyaan calaamadihii Qaranka, markii ay Kismaayo qabsadeena waxay hoos u dhigeen Calanka Soomaaliya”
Talaado, September 26, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in ay bur bureen wada hada...
Warkii oo dhan »