Wararka Maanta
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah oo qabsaday Magaalada Buur Hakaba dibna uga noqday
Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaasi qabsadeen ciidamo...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah oo qabsaday Magaalada Buur Hakaba dibna uga noqday
Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Buur Hakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay magaaladaasi qabsadeen ciidamo...
Warkii oo dhan »
Sigaarka oo ku dhow in ay Maxkamadaha Islaamiga ka mamnuucaan deegaanada ay ka taliyaan
Axad, October 08, 2006(HOL): Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah ee fadhigoodu yahay deegaanka Gendershe ayaa la soo weriyay in ay gaadiidka isticmaala...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ku howlan Dhismaha Dowlad aan ahayn tan fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo
Axad, October 08, 2006(HOL): Maxkamadaha Islaamiga ayaa ku howlan dhismaha dowlad kale oo aan ahayn tan haatan uu fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo ...
Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidanka Booliska oo la hadal hayo in xilka laga xayuubinayo
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in si weyn loo hadal hayo xil-ka-qaadis ku soo fool leh Taliyaha Cii...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Jabuuti oo ka wada hadlay Arrimaha Soomaaliya
Axad, October 08, 2006(HOL): Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Francois Lonseny Fall iyo Madaxweyna...
Warkii oo dhan »
XILDHIBAAN CABDALLA XAAJI: “Indhaheyga ayaan saaray Askarta Itoobiyaanka, awood ahaan iyo ciidan ahaana wey u joogaan magaalada Baydhabo”
Axad, October 08, 2006(HOL): Iyadoo ay dhawaan magaalada Muqdisho ku soo kordhayeen Xildhibaanada Dowladda Federaalka ayaynu mid ka mid ah Xildhibaana...
Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada oo Baydhabo ku soo fool leh
Axad, October 08, 2006(HOL): Mid ka mid ah xubnihii Isbaheysiga La-dagaalanka Argagixisada ee laga saaray magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Ciise C...
Warkii oo dhan »
Deeq bixiyayaasha Caalamka oo Dib u dhiska Soomaaliya ku xiray in Dowlad cusub la soo dhiso
Axad, October 08, 2006(HOL): Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in deeq bixiyayaasha caalamka ay haatan shuruud ku xirayaan dib u dhi...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Mareykanka oo todobaad gudahiis labo jeer ka hadlay Xaaladda Soomaaliya
Axad, October 08, 2006(HOL): Madaxweynaha dalka Mareykanka George W. Bush ayaa markii ugu horeysay todobaad gudahiisa labo jeer soo hadal qaaday arrim...
Warkii oo dhan »