Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ku sugan Magaalada Muqdisho oo sheegay in ay wax ka jiraan Warbixin ay soo saartay Hay'adda ICG
Talaado, November28,2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku sugan ayaa sheega...
Warkii oo dhan »
Dowladda Kenya oo beenisay in ay ku martigelisay Dalkeeda Ciidamo Mareykan iyo Iyoobiyaan ah oo Soomaaliya weearar ku ah
Isniin, November 27, 2006(HOL): Kulan ay Muslimiinta Kenya ku yeesheen Magaalada Nairobi ayay ka soo saareen War-murtiyeed ay ku sheegeen in Dowladda ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ku eedeeyay Maxkamadaha Islaamka in ay weerar ku yihiin Dowladda Federaalka
Isniin, November 27, 2006(HOL):Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa ku eedeeyay Maxkamadaha Islaamiga inay weerar ku yihiin dowladda Fed...
Warkii oo dhan »
Dadka ka barakacay Fatahaadda Webiga Shabeelle oo nolol Caadi ah ka abuurtay Deegaanka Janta-Kuundisho
Isniin, November 27, 2006(HOL): Waa dhab in Soomaalidu ay tahay mid markiiba ka soo kabsan karta dhibaatooyinka soo food saara isla markaana yih...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo ganacsatada iyo Shakhsiyaadka Hubka heysta ugu baaqay in ay Hubka ku wareejiyaan
Isniin, November 27,2006(HOL): Wareegto ka soo baxday Golaha Maxkamadaha Islaamka oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasare Geedi oo sheegay in bartamaha sanadka soo socda la dhaqangelinayo Baasaboor ay leeyihiin Dadka Soomaaliyeed
Isniin, November 27,2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Nairobi ayaa ...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo ugu baaqay Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya in uu Ciidamadiisa kala baxo Dalka Soomaaliya
Isniin, November 27,2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo haatan ku sugan Dalka Jabuuti ayaa ugu baaqay Ra'iis...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya oo sheegay in Ciidamo geeyaan Xadka ay la wadaagaan Dalka Soomaaliya
Axad, November 26,2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Meles Zenawi oo Xafiiskiisa Shir Jaraa'id ku qabtay ayaa shaaca ka qaaday in ay ci...
Warkii oo dhan »
Jaamacadda Carabta iyo Jabuuti oo ku baaqay in aan la fududeynin in Ciidamo loo diro Soomaaliya
Axad, November 26,2006(HOL): Mas'uuliyiin u hadlay Dowladda Jabuuti iyo Ururka Jaamacadda Carabta ayaa ugu baaqay in aan la fududeynin in Ciidamo Naba...
Warkii oo dhan »
Dad Mucaawino lala hareer maray oo Banaanbax ka sameeyay Magaalada Beledweyne
Axad, November 26, 2006(HOL): Boqolaal Dad ah oo ka mid ah dadkii dhawaan ka barakacay magaalada Beledweyne kadib markii uu Webiga Shabeelle ku fataha...
Warkii oo dhan »