Wararka Maanta

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo duqeeyay Deegaano ku yaala Galbeedka Af-madow ee gobolka Jubbada Hoose

Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka oo duqeeyay Deegaano ku yaala Galbeedka Af-madow ee gobolka Jubbada Hoose

JAN 09, 2007

Talaado, January 09, 2007(HOL): Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka, gaar ahaan nooca loo yaqaano AC130 ayaa waxay duqeyn xooggan u geysteen deegaano ku y...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Daqiiqado ka hor ka degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Daqiiqado ka hor ka degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

JAN 08, 2007

Isniin, January 08, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa daqiiqado ka hor ka degay Garoonka Diyaaradaha e...

Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Reer Hiiraan ee Dalka Norway oo Hambalyo iyo Baaq u dirtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Jaaliyadda Reer Hiiraan ee Dalka Norway oo Hambalyo iyo Baaq u dirtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

JAN 08, 2007

Isniin, January 08, 2007(HOL): Qoraal ay soo saartay Jaaliyadda Reer Hiiraan ee ku nool dalka Norway ayaa lagu hambalyeeyay Dowladda Federaalka Soomaa...

Warkii oo dhan »
Magaalada Beledweyne oo xalay Bandow ku jirtay

Magaalada Beledweyne oo xalay Bandow ku jirtay

JAN 08, 2007

Isniin, January 08, 2007(HOL): Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxay ku waabariisatay Bandow uu ku soo rogay maamulk...

Warkii oo dhan »
Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan

Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan

JAN 08, 2007

Isniin, January 08, 2007(HOL): Habeenkii xalay ahaa waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax xooggan oo lala beegsaday Ciidamada Dowladda Federaalka i...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Xaaladda Dalka Soomaaliya

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Xaaladda Dalka Soomaaliya

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho labo maalmood ah wuxuu ku joogaa magaalad...

Warkii oo dhan »
Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah kaxeysteen iyo Dadka Beledweyne oo arrintaas ka banaanbaxay

Taliyaha Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolka Hiiraan oo ay Ciidamo Itoobiyaan ah kaxeysteen iyo Dadka Beledweyne oo arrintaas ka banaanbaxay

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee halkaas...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Xalay Dad lagu dilay, Qaraxna uu ka dhacay

Muqdisho oo Xalay Dad lagu dilay, Qaraxna uu ka dhacay

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa ka dhacay dil loo geystay nin lagu magacaabi jiray C/weli Xasan Cumar,...

Warkii oo dhan »
Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Afgooye

Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Afgooye

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Munaasabad xilka lagula wareejinayay Maamul cusub oo loo magcaabay Degmada Afgooye ayaa maanta waxaa lagu qabtay Beerta S...

Warkii oo dhan »
Socdaalkii ay Jendayi Frazer ku tegi lahayd Muqdisho oo baaqday

Socdaalkii ay Jendayi Frazer ku tegi lahayd Muqdisho oo baaqday

JAN 07, 2007

Axad, January 07, 2007(HOL): Waxaa gebi ahaanba baaqday socdaal ay maanta magaalada Muqdisho ku imaan lahayd Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mare...

Warkii oo dhan »