Wararka Maanta
Midowga Afrika oo isku raacay in uu Ciidamo u diro Soomaaliya
Sabti, January 20, 2007(HOL): Golaha Ammaanka Midowga Afrika ayaa isku raacay in ciidamo nabad ilaaliyayaal ah loo diro dalka Soomaaliya, si ay u bede...
Warkii oo dhan »
Dagaal Daqiiqado socday oo saakay ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho
Sabti, January 20, 2007(HOL): Daqiiqado ka hor ayaa Dagaal muddo gaaban socday waxaa uu deegaanka Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho ku dhex ma...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Xooggan oo Daqiiqado ka hor lala beegsaday Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho
Jimco, January 19, 2007(HOL): Qaraxyo is-daba joog ah oo qaarkood dhawaqooda laga maqlayay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa caawa waxaa lala beegsada...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay ilaa 30 burcad ah
Jimco, January 19, 2007(HOL): Ciidamda Dowlada federaalka ee ku sugan Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay howl-gal burad sifeyn ah oo ay ka samee...
Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi oo Muqdisho dib ugu laabtay kadib markii uu socdaal dhinaca dhulka ah uga amba baxay magaalada Baydhabo
Jimco, January 19, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo maalmihii tegay ku sugnaa Magaalada Baydhabo oo fariisin u ah Baarlamaanka Soom...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Eretereya oo sheegay in ay fashilmi doonaan haddii Ciidamo ka socda Midowga Afrika loo diro Soomaaliya
Jimco, January 19, 2007(HOL): Madaxweynaha Eretereya Isaias Afewerki ayaa sheegay in haddii ciidamo ka socda Midowga Afrika loo diro Soomaaliya uu how...
Warkii oo dhan »
Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka oo ka hadlay qaabka ay Soomaaliya Hubka uga dhigayaan
Jimco, January 19, 2007(HOL): Abaanduulaha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa ka warbixiyay sida loo kala...
Warkii oo dhan »
Kooxo Burcad ah oo Seddex ruux ku dilay Tuulada Garsaale ee Duleedka Degmada Jowhar
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Kooxo Burcad ah oo ku hubeysnaa qori gacmeedyo ayaa waxay ku dileen Tuulada Garsaale oo dhowr iyo labaatan Km Koofurta...
Warkii oo dhan »
Magaalada Afgooye oo qofkii Qori lagu arkayo la tooganayo
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Odayaasha, Waxgaradka iyo maamulka cusub ee Degmada Afgooye ayaa kadib markii ay kulan ka yeesheen xaaladda nabadgelyo...
Warkii oo dhan »
Xaflad lagu maamuusayay xil ka qaadistii Guddoomiyaha Baalramaanka oo Baydhabo lagu qabtay
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Xafladdan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo uusan kulank...
Warkii oo dhan »