Wararka Maanta
Kooxda Xiriirka Soomaalida oo ku baaqay in deg deg Soomaaliya loogu diro
Sabti, February10, 2007(HOL): Kooxda la baxday Kooxda Xiriirka Soomaalida oo shir ku yeeshay magaalada Darusalaam ee dalka Tanzania ayaa waxay ku baaq...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso kooxaha Falalka Nabagdelyo darrada ah wada
Sabti, February10, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wax ka qabaneyso falalka nabadgelyo darrada ah ee ka jira Magaalada M...
Warkii oo dhan »
Mid ka mid ah Hotellada ay degan yihiin Xubnaha Dowladda Federaalka oo xalay Muqdisho lagu weeraray
Sabti, February10, 2007(HOL): Hotelka Global oo ku yaala Magaalada Muqdisho, isla markaana ka mid ah Hotellada ay degan yihiin mas’uuliyiinta dowlad...
Warkii oo dhan »
Abaanduulihii Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Xil Safiirnimo loo magacaabay
Sabti, February10, 2007(HOL): Abaanduulihii Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Ismaaciil Qaasim Naaji ayaa laga qaaday xilkii Hogga...
Warkii oo dhan »
Dadka Muqdisho oo ka cabanaya sicir barar uga yimid lacag Shillin Soomaali ah oo ay soo daabacatay Dowladda Federaalka
Jimco, February 09, 2007(HOL): Dadka Muqdisho ku dhaqan oo maalmahan ay la soo deristay xaalad nabadgelyo darro ah ayaa hadana waxaa soo food sa...
Warkii oo dhan »
Siyaasiyiin Soomaaliyeed oo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay wada hadallo la furto cid kasta oo ka soo horjeeda
Jimco, February 09, 2007(HOL): Siyaasiyiin si weyn looga yaqaano dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay la hadasho cid ...
Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyin ka tirsan Maxkamadihii Islaamka oo galay Gobolka W/Bari ee Kenya
Jimco, February 09, 2007(HOL): Maleeshiyooyin ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka oo hubkooda wata, isla markaana qaba labis ciidan ayaa galay seddex De...
Warkii oo dhan »
Koox la baxday Wax iska Caabinta Shacabka Soomaaliyeed oo sheegatay in ay ka dambeyso Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Jimco, February 09, 2007(HOL): Kooxdan la baxday Muqaawada Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta markii ugu horeysay waxay meel fagaare ah ka sheegatay in...
Warkii oo dhan »
Dad ay waxyeelo ka soo gaartay Fatahaaddii Webiga Shabeelle oo Kaalmo la gaarsiiyay
Jimco, February 09, 2007(HOL): Isbadalkii dhanaca maamulka ah ee ka dhacay guud ahaan Dalka, gaar ahaan Gobalka Hiiraan waxaa ay sababeen in lay...
Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyin laga soo uruuriyay Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo oo tababar looga furay Xerada Lug-low
Khamiis, February 08, 2007(HOL): Xeradii Ciidamada Lug-low ee gobolka Jubbada Hoose ayaa saakay wuxuu tababar uga furmay maleeshiyooyin laga soo uruur...
Warkii oo dhan »