4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Awdal: Kal Fadhigii Seddexaad ee Ururka ARDAA
fiogf49gjkf0d

Ottawa, Canada (HOL) - Kal fadhigii Seddexaad (3) ee ururka ARDAA ayaa lagu qabtay magaalada Ottawa ee dalka Canada. Ujeeda shirkaan ayaa waxay ku koobneyd horumarinta gobolka Awdal, waxaana shirka furitaankiisii lagu wargaliyey ka soo qaygalayaashii in kulankan aanan looga hadli karin arrima la xiriira siyaasad.

Kulankan oo maalintii Sabtida ee bishan Luuliyo 4teedii 8:30 AM furmay ayaa xirtaankiisii gaaray 12:00 AM (Habeenimo). Waxaan halkaas lagu soo bandhigay kulmo goonigooni oo lagaga hadlayey arrimo ay ka mid yihiin: Horumarinta caafimaadka, hay'adaha samafalka, dhismaha waddooyinka iyo dekedaha, horumarinta waxbarashada iyo maktabadaha, horumarinta dhaqaalaha, horumarinta dumarka iyo qoyska.

Furintaankii Shirka:
Furintaankii shirka ayaa koox ka kooban odayaal iyo waxgarad waxay ka doodeen sida ay muhimad u leedahay in qurbajoogta reer Awdal ay mar waliba u xasuusnaadaan in aysan lumin xiriirka gobolka Awdal. Waxaa kulankaas dhexdexaadinayey (Moderators) Ibrahim Absiye and Mohamed Abdillahi (Shiine).

Maxamed Alabari oo ahaa madaxweynihii hore ee ururka ARDAA ayaa halkaas ka soo jeediyey qudbad aad u qiima badan kuna saabsan xal u helidda dhibaatooyin maanta ka jira gobolka Awdal.

Taariikhdii ururka ARDAA
Ibraahim Axmed Cabsiye, Khadra Muxumad Barkhadle iyo Idiris Cabdullahi Faarax ayaa si wadajir ah uga warbixiyey taariikhdii ururka ARDA iyo sababihii keenay dhismaha ururka.

Horumarinta Caafimaadka
Dr. Nimco Sheekh Abubakar iyo Dr. Cabdishakur Jowhar ayaa halkaas ka soo jeediyey warbixin dheer oo la xiriirta horumarinta caafimaaka ee gobolka Awdal. Magaalada Boorama ayeey yiraa

 



 





Click here