advertisements

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa

Font Size

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa

Wasiirka Horumarinta Caafimaadka ee gobolka Ontario Hon. Jim Watson

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada OttawaTartankii kubadda cagata ee dhallaanka Soomaaliyeed (Youth Soccer Summer league)  ee gobolkan Ontario ayaa bishan August 18keedii lagu soo gabgabeeyey magaaladan Ottawa. Laba koox oo ka socota magaalada Toronto iyo 10 koox oo ka kala socda magaalada Ottawa ayaa ka qaybgalay tartankaan oo sannadkiiba  mar la qabto

Tartankan oo ay soo qabanqaabiyeen hay’adda gargaarka qoysaska Soomaaliyeed ee (Somali Centre for Family Services) ayaa waxaa  xirtaankeedii ka soo qayb galay  wasiirka horumarinta caafimaadka Hon. Jim Watson oo ah  mudane laga soo doorto galbeedka magaalada Ottawa. Waxaa sidoo goobjoog ka ahaa agaasimaha hay’adda Somali Centre for Family Service Mr. Cabdirizaaq Karood.

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada OttawaMr. Jim Watson ayaa halkaas kula hadlay dhallinyaradii iyo waalidiintii ka soo qaybgalay xiritaanka tartankan. Wuxuuna soo gaarsiiyey dhanbaal uu ka siday guddoomiyaha gobolka Ontario Hon. Dalton Mcguinty oo la sugayey in uu ka soo qaybgalo daawashada ciyaarah, laakinse ka cudurdaartay howlo deg-deg ah awgood.

Mr. Watson wuxuu ku dhiirigaliyey dhammaan dhallinyardii ka soo qaybgashay in ay sii wadaan tartamadan ay ku jiraan. Wuxuuna u mahadceliyey dhammaan da aad ugu riyaaqay sida wanaagsan ee loo soo gabagabeeyey tarankan ciyaaraha.

Bishii July 14keedii ayuu tartankan horyaalka si rasmi ah uga bilaawday garoonka kubadda cagta ee Colonnade park. Waxaana halkaas ku wada ciyaariyey 10 kooxood oo loo kala qaybiyey waaweyn (Seinor) iyo Yaraan (Juniour) sida uu Hiiraan Online u sheegay madaxa qabanqaabiyaha tartankan Mr. Yusuf Mohamed

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa

 Kooxadaha Waaweyn ama Seniourka ayaa waxay ka koobnaayeen : Bayshore, Midwest, Southstars iyo Russell. Waxaa ugu dhibco batay kuna guuleystay koobkii kooxdii ku ciyaareysay magac Bayshore. Sidoo kooxaha yaryar ama Juniorka oo ayaguna ka koobnaa kooxaha Westboro, Midwest, SouthStars, South Eagles, Balbala iyo Espoir. Waxaan halkaas ku guuleystay kooxdii ku ciyaareysay magaca South Eagles ee uu horkacayey tababare Cabdi Daber.

Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa
Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa
Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa
Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa
Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa Tartaankii Carruurta Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Ottawa

Waxaa intaa ka dib, tartankii kama dambeysta ahaa wada ciyaaray labadii Horyaalka magaalda Ottawa iyo laba kooxood oo ka timid magaalada Toronto. Ciyaartaas oo runtii aad u xiisa badneyd dadweynihii daawanaayey xiisa galisay ayeyy waxay guushii halkaas ku raacday labadii kooxood eek u ciyaariyey magaca magaalada Toronto.

Madax qabanqaabada tartanka Sannadkan Mr. Yusuf Maxamed ayaa halkaas kula hadlay dhammaan dhallinyaradii iyo waalidiintii ka soo qaybgashay tartanka waxaana halkaas lagu bixiyey bilado iyo shahaadooyin la guddoonsiinayey ciyaartooydii. Yusuf Maxamed ayaa u mahad celiyey dhammaan waalidiintii ka qaybqaadatay ciyaaraha sannadkan waxaana lagu ballamay in sannadka soo socda (haddii alla idmo) la qabanqaabiyo kulan ka sii fiican kan dhacay sannadkan 2007

Senior Division

Teams

GP

W

L

T

PTS

PF

PA

+/-

Bayshore

4

3

2

0

9

22

13

+9

Russell

4

3

2

0

9

19

14

+5

Southstars

4

2

3

0

6

22

22

0

Midwest

4

2

3

0

6

16

30

-14

Junior Division

Teams

GP

W

L

T

PTS

PF

PA

+/-

South Eagles

5

3

1

1

10

14

10

+4

Westboro

5

3

1

1

10

16

12

+4

Midwest

5

3

2

0

9

17

7

+10

Balbala

5

2

1

2

8

13

13

0

Southstars

5

2

3

0

6

15

27

-12