Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golaha Wasiirrada oo 81 xubnood ka kooban

 

Axad, Luulyo, 31, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Hirshabelle , Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa goor dhow magacaabay golaha wasiirrada , ka dib labo sanno oo u xafiiska joogay.

newsinsideGolaha wasiirrada ee u caawa magacaabay ayaa ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Kuxigeen iyo 27 Wasiiru Dowle.

Hoos ka akhri:-