Sabti, Janaayo, 29, 2022 (HOL) - Guddiga maamulaya doorashada kuraasta gobolada Waqooyi ee Soomaaliland ayaa shaaciyay jadwalka qabashada doorashada sideed kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka ee deegaan doorashoodu tahay deegaanada Soomaaliland.
newsinsideWar qoraal ah oo kasoo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyay in diiwaan gelinta Musharaxiinta iyo ergada dooraneysa ay bilaaban doonto maalinta berito ah ayna ku egtahay 1-da bisha Febraayo 2022, ismalarkaana doorashadu ay dhici doonto 02.02.2022 oo ku beegan maalinta Arbacada.
Kuraasta guddiga doorshada gobolada Waqooyi ay shaaciyeen ayaa tirsigoodu kala yahiin HOP 270, HOP 271, HOP 218, HOP 226, HOP 269, HOP 268, HOP 267, HOP 236,
Hoos ka akhriso jadwalka doorashada kuraasta la shaaciyay oo dhameystiran.

Jamaal Cali Cabdi, Hiiraan Online