Arbaco, Janaayo, 26, 2022 (HOL) - Gaashaanle dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar oo kamid ahaa ciidanka millateriga Somaliland, ayaa saaka askari kamid ah ciidan uu isagu maamulayay ku toogtay deegaanka Goroyo-cawl ee gobolka Awdal.
newsinsideAskariga Dalmar toogtay ayaa la sheegay in dilka kadib ay ciidanku gacanta ku dhigeen, isla markaana la xidhay.
Dalmar ayaa kamid aha saraakiil tababar kusoo qaatay dalka Itoobiya, waxbarashadiisa kadibna kamid noqday hogaamiyayaasha ciidamada qalabka sida.
Wali xukuumada Somaliland si toos ah ugama hadal sababta dilka keentay.
Abdilahi Geel-maal, Hiiraan Online
[email protected]