Sabti, October, 23, 2021 (HOL) - Waxaa kasoo dhex muuqday dawladda uu soo dhisay Madaxwayne Mustafe cagjar, lammaane markii hore ku midoobay nolosha, haddana isugu yimid siyaasaddii degaanka.
newsinsideLammaanahan oo lagu kala magacaabo Warsan Cawil iyo Abokor Daakir ayaa loo kala magacaabay Wasiir iyo ku xigeen laba xafiis, iyadoo Warsan laga dhigay Wasiirka Wasaaradda Macdanta degaanka Soomaalida, halka saygeedana oo ah Abokor Daakir loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Xafiiska Waraabka iyo dooxooyinka ee Dowlad Degaanka Soomaalida.
Arrintan ayaa ah mid dhif iyo naadir ah in lammaane markii hore ku midoobay nolosha iyo guri, haddana ay isugu yimaaddaan siyaasaddii degaanka, waxayna arrintani noqotay mid dadku aad u hadal hayaan.

Hoos ka aqriso Liiska wasiir ku xigeennada xafiisyada dowlad degaanka Soomaalida ee la magacaabay:-