Khamiis, Janaayo, 21 2021 (HOL) - Puntland ayaa maanta soo saartay go’aan lagu mamnuucayo lacagaha shilin Soomaaliga ee la isaga kala safriyo gobolada Puntland, waxaana lagasoo saaray awaamiir laamaha amniga lagu farayo in talaabo laga qaado ciddii lagu helo.
newsinsideGo’aankaan waxaa soo saartay wasaaradda maaliyadda Puntland oo fulinaysa go’aamadii xalka looga gaarayay dhibaatada lacagta shilin Soomaaliga, waxaana ganacsatada lagu amray in lacagahooda ku xareeyaan bangiyada.
Dhinaca kale, Puntland ayaa meelaha qaar waxaa dib uga bilowday isticmaalka lacagta shilin Soomaliga, kadib go’aamadii dhawaan kasoo baxay guddigii loo xilsaaray kasoo talo bixinta mushkilada shilin Soomaaliga.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]