Isniin, April, 26, 2021 (HOL) - Warsaxafadeed ay soo saartay guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa lagu sheegay in musharixiintu ay xasanad sharci leeyihiin oo aan la xidhi karin.
newsinsideWarsaxaafadeedka ayaa baaq loogu diray hay’adaha dowlada in ay sharciga dhawraan isla markaana ka waantooban xadhiga musharixiinta ay guddidu ogolaatay.
Warsaxafadeedka ay guddidu soo saartay ayaa u dhignaa sidan:-