Talaado, April, 13, 2021 (HOL) - Dadweyne ka cadhaysan xadhiga Jaamac Maxamuud Adan Gen: Dollaal ayaa salaadii Makhrib kadib iskugu soo baxay wadooyinka magaalada Bucro.
newsinsideDadweynaha mudaharaadaya ayaa gubaya taayirada baabuurta isla markaana dhagax ku daadinaya laamiyada magaalada Burco.
Waxa isku dhacay ciidamada booliska ee magaalada Burco iyo dadka mudaharadayaa waxa lagu soo waramayaa in ay dhacayso rasaas ay ciidanku u adeegsanayaan si ay dadka u kala dareeriyaan.
Ilaa iyo hada lama xaqiijin cid rasmi ah oo wax ku noqotay mudaraadka.
Maalintii shalay ayay ahayd markii mudaharadayaal dumar u badan iyo boolisku isku dhaaceen, kuwaasi oo sidan si lamida ka cadhaysnaa xadhiga taliye Dollaaal.
Cabdilaahi Cabdiraxmaan Maxamed, Hiiraan online
[email protected]