3/4/2021
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Jan 10, 2020
Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug oo la Shaaciyay


 

Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo xuleen odayaasha dhaqanka ee Galmudug.

Tirada Xildhibaanada ay liiskooda soo saareen Gudiga Doorashada ayaa gaareysa 83 Xildhibaan waxaana ka maqan Lix Xildhibaan kuwaasi oo Gudigu ay sheegen in ay sida ugu Dhaqsiyaha badan usoo dhameystiri doonaan.

HALKAAN HOOSE KA AQRISO LIISKA XILDHIBAANADA




Abdisalan Nor Dirie, Hiiraan Online
[email protected]












Click here
1/10/2020 2:51 PM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Qaramada Midoobay ayaa riixaysa dib u cusbooneysiinta wada hadalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland oo muddo sanado ah aan iskugu imaan miiska wada hadalka.

1/10/2020 12:55 PM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey dhiggiisa dalkaas Isaias Afwerki,.

1/10/2020 8:37 AM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday deegaanka Cabdalla Biroole ee Gobolka Jubbada Hoose.

1/10/2020 7:49 AM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)-Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay u ambabaxeen magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea.

1/10/2020 5:23 AM EST
Jimco, Janaayo ,10, 2020 (HOL )–Shaqaalaha farsamayaqaanada ah ayaa cabasho ka soo jeediyey adeeg cusub oo shirkada isgaadhsiinta e TELESOM dhowaan bilowday.

1/10/2020 2:42 AM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeynayso mawqifkooda ku aadan hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah.

1/10/2020 2:33 AM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxday Wasaaradda Tacliinta sare iyo Sayniska ee fadaraalka waxaa xilkii laga qaaday Dr Yared Mamo oo ahaa Madaxwaynihii Jaamacadda Diridhabe.

1/10/2020 1:08 AM EST
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)-Wararka ka imanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka bilaabeen deegaanno hoostaga magaalada Kismaayo.