
Jimco, Janaayo, 10, 2020 (HOL)- Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku caddeynayso mawqifkooda ku aadan hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen golayaasha Dowladda Federaalka ah.
newsinsideQoraal dheer oo kasoo baxay madaxtooyada ayay Puntland kusoo bandhigtay in sharcigaas aysan qeyb ka ahaandoonin inta laga yeelanayo wadatashi ku saabsan sidii meesha looga saari lahaa qodobada kasoo horjeeda dastuurka dalka iyo hannaanka federalka.
HALKAAN HOOSE KA AQRISO QORAALKA

