
newsinsideDhalinyarada ayaa ahaa kuwa ka shaqeynayay laba MCH oo ku kala yaalla Balcad iyo tuulada Gololley, sida HOL ay u sheegeen dadka deegaanka, waxayna ahaayeen xirfadlayaal caafimaad.
Daa'uud Xaaji Cirro oo ah Afhayeenka xukuumadda Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Alshabaab in ay falkaasi ka dembeeyeen, sida uu ku xusay qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay.
Waa markii ugu horreeyay ee fal noocaan oo kale ah uu ka dhaco Gobolka Shabeellada dhexe ee maamulka Hirshabeelle.
Wixii warkaan kusoo kordha kala soco Hiiraan Online.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]