
newsinsideWasiirka ayaa maalmo kahor diyaarad looga qaaday magaalada Garowe kadib markii xaaladiisa caafimaad ay soo xumaatay oo ay neef ku dhegtay.
Waxaa uu kamid ahaa wasiiraddii Puntland xanuunka uu ku dhacay markii ay arimaha gurmadka u joogeen magaalada Qardho.
Waa wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland katirsan oo cudurka u geeriyooda.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]