
newsinsideWaa tiradii ugu badnayd ee laga diiwaan galiyo Somaliland, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka Somaliland.
Saddex qof ayaa sidoo kale u geeriyooday cudurka. Waxaana ku jira qof 24 jir ah.
Tirada guud ee dhimashadu waxay hadda maraysaa 14 qof.
Dadka cudurka laga helay ayaa sidoo kale gaaray ku dhawaad 158 qof.