newsinside Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in madaxda dalkaasi uu kala hadlo xiriirka labada dal, iskaashiga iyo arrimo kale, waxaana Talyaaniga uu ka mid tahay dalalka ka taageera dowladda Soomaaliya qalabeynta ciidanka iyo tababarka Ciidanka Booliska.
Sidoo kale dowladda Talyaaniga ayaa ka taageerta dowladda Soomaaliya tababarrada ciidamada iyo taakuleyntooda.
Dowladda Soomaaliya ayaa u muuqata mid dooneysa xoojinta xiriirka dowladdaha saaxiibadda la ah oo ay ka mid tahay dowladda Talyaaniga.
C/raxmaan Diini, Hiiraan
Online
[email protected]
