4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, May 13, 2016
MUUQAAL: Soomaalida ku Dhaqan New Zealand oo ku dhiban dirista lacagaha; BAAFO & HARERI


Jimco, May 13, 2016 (HOL) — Waddanka New Zealand oo ay ku nool yihiin Somali fara badan oo ka cararay colaadihii Somalia ka taagnaa labaatameeyadii sano ee lasoo dhaafay, ayay dhibaato weyn ka haysataa lacag dirista, kaddib markii xukuumadda dalkaas ay Gabi ahaan Xawaaladihii lacagaha lasii marin jiray joojisay.

Haddaba, DAAWO Warbixin arrintan ku saabsan oo ay dalka New Zealand wadajir ay uga soo direen wariyeyaasha kala ah; Ibraahim Omar Baafo iyo C/salaam Hareri oo safar shaqo ku jooga Waddankaas oo ku yaalla Cirifka Koonfureed ee Caalamka.

 

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
Email:
[email protected]
Auckland, New Zealand