Erayada qaldan ee maalin kasta lagu isticmaalo warbaahinta –VIDEO

Axad, December, 25, 2016 (HOL) -Suugaanyahanka Soomaaliyeed ee Axmed Faarax Cali Idaajaa  ayaa ka warramay erayo badan oo qalad ah oo maalin kasta oo warbaahinta lagu isticmaalo, kuwaasi oo sida uu sheegay sii dili kara Afka Soomaaliga. Idaajaa ayaa sharraxaya kuwa ay yihiin erayadaas.

HOOS KA DAAWO

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

[email protected]