Talaado, February 3, 2015 (HOL)- Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug waxaa caawa lagu diley guddoomiyihii xaafadda Garsoor Maxamuud Diiriye Bidaar.
Guddoomiyaha waxaa la toogtey waxyar kadib salaadii cishaha isaga oo maraya meel u dhow gurigiisa, waxaana diley labo nin oo wejiga soo duubtey biskooladana ku hubeysnaa.
Dilka Guddoomiye Bidaar ayaa imaanaya saacado kadib markii isla magaalada Gaalkacayo qarax lagula beegsaday gaari uu watey xisaabiyaha guud ee xafiiska Wasaarada Maaliyada Puntland ee Gobolka Mudug.
Maxamed Salaad Xaaji Dirir, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland, Soomaliya
Guddoomiyihii xaafada Garsoor ee magaalada Galkacayo oo caawa la diley
More News
- Al-shabaab oo caawa weerartay saldhig boolis oo ku yaal magaalada Bosaso
- Wariye Xasan Kuuriya oo Maanta Xanuun Awgiis ugu Geeriyooday dalka India
- Sarkaal Milateri oo sheegay in Al-shabaab 27 dagaalyahan looga dilay duqeyn
- Gobolka Shabeellada dhexe oo lagu qabtay sarkaal Shabaab ah iyo Ilaaladiisii
- Dayacir lagu sameynayo waddooyinka Muhiimka ah ee Beledweyne [Sawirro]
- Wasiirka Ganacsiga Puntland oo ka hadlay lacago been abuur ah oo la Qabtay
- Madaxweyne Xasan oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha Serbia
- Somaliland oo Fasaxday Markabkii iyo Hubkii saarnaa oo ay Sheegatay Sudan
- Mas'uul ka tirsan W. Maaliyadda Puntland oo Gaalkacayo Qarax lagula eegtay
- Tahriibayaal Soomaali ah oo ku dhintay Badda Cas iyo Yemen oo ka Hadashay
- Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeymo ka geystay Gobolka Jubbada Hoose
- Macalimiintii gobolka Waqooyi-bari Kenya oo diiday inay shaqada ku noqdaan
- Sharma’arke oo Is-beddel ku sameynaya golihii wasiirrada ee uu Magacaabay
- Wadaadkii labaad oo xalay lagu toogtay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay