4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Feb 7 , 2014
DAAWO SAWIRRO: qaabkii loo aasay -AHN- ra'iisul wasaarihii hore
Jimce, Feberaayo 07, 2014 (HOL) —Xabaalaha Ceel-cirfiid oo ku yaalla duleedka waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu aasay -AHN- C/risaaq Xaaji Xuseen oo Soomaaliya ra'iisul wasaare kasoo noqday intii u dhexeysey 1964-1967.

Jan 31, 2014 ayuu ku geeriyoodey magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka. Halkan ka akhriso taariikh nololeedka C/risaaq Xaaji Xuseen oo kooban.
 
HOOS KA DAAWO SAWIRRO BADAN:-



Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya